Home Wararka Maanta (Daawo)Qoysas laga soo barakiciyay magaalada Laascaanood ayaa caawa soo gaaray degmada Burtinle.
Wararka Maanta - October 2, 2021

(Daawo)Qoysas laga soo barakiciyay magaalada Laascaanood ayaa caawa soo gaaray degmada Burtinle.

October 2, 2021 Qoysas laga soo barakiciyay magaalada Laascaanood oo ay muddo ku noolaayeen ayaa caawa soo gaaray degmada Burtinle. Maamulka iyo bulshadda Burtinle ayaa u is-taagay oo soo dhaweeyay. Dadka oo la soo saaray baabuur nooca xamuulka qaada ah ayaa waxaa ku jira waayeel, haween iyo carruur.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *