Home Wararka Maanta (Daawo) qaabkii Loo xiray Guddoomiyihii Gaarisa, Cali Bunow Qorane
Wararka Maanta - September 15, 2020

(Daawo) qaabkii Loo xiray Guddoomiyihii Gaarisa, Cali Bunow Qorane

GARISA: DAAWO MARKII BOOLIISKU XIREEN GOVERNOR CALI QORANE

Waa muuqaallada markii ciidanka Kenya xireen Guddoomiyihii Gaarisa, Cali Bunow Qorane iyo warbixin telefishinka BBC. Waxaa la filayaa in saaka maxkamad la horkeeno, iyada oo loo heysto inuu lunsaday lacag malaayiin dollar ah.

Публикувахте от Farhan Jimale в Понеделник, 14 септември 2020 г.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *