Home Wararka Maanta DAAWO: Puntland oo dib uga bilowday Gaalkacyo Maxkamadeynta xubnaha Al-Shabaab
Wararka Maanta - July 4, 2022

DAAWO: Puntland oo dib uga bilowday Gaalkacyo Maxkamadeynta xubnaha Al-Shabaab

July 4, 2022 Maxkamadda darajada kowaad ee Ciidanka qalabka sida iyo dambiyada culus ee gobalada Mudug iyo Cayn (Puntland), ayaa u fariisatay dhageysiga gal-dacwadeedka labo xubnood oo kamid ah Ururka Al-Shabaab, kuwaas oo dilal ka geysan jiray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *