Home Wararka Maanta DAAWO: Gudoomiyaha Gobolka Mudug.sanyare “Ciidammadu waxay amran yihiin cidii khamri gadin inay toogtaan”
Wararka Maanta - November 5, 2021

DAAWO: Gudoomiyaha Gobolka Mudug.sanyare “Ciidammadu waxay amran yihiin cidii khamri gadin inay toogtaan”


November 5, 2021 Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur, ayaa digniin udiray cid kasta oo ku howlan ka ganacsiga maandooriyaha khamrida iyo xashiiska, oo fara ba,an ku haya deegaanada Puntland.

Guddoomiye Sanyare oo ka hadlayay fagaare lagu burburinayay 20 kartoon oo khamri ah, ayaa faray dhamaan laamaha Amniga Magaalada Gaalkacyo in ay amar buuxa uqabaan cidkasta oo lagu helo in sharciga la waafajiyo, cidii la dagaalantana ay toogtaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *