Home Wararka Maanta DAAWO: Fahad “Rooble, Mahad Salaad & Al-Cadaalla baa dilay Ikraan Tahliil
Wararka Maanta - June 11, 2022

DAAWO: Fahad “Rooble, Mahad Salaad & Al-Cadaalla baa dilay Ikraan Tahliil

June 11, 2022 Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa ku eedeeyay Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble, Agaasimaha cusub ee NISA Mahad Salaad iyo Wasiir kuxigeenka Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Al-Cadaalla, inay ka dambeeyeen dilkii Ikraan Tahliil Faarax oo kamid aheyd saraakiisha Hay’adda Nabad-sugida Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *