Home Wararka Maanta Daawo.Dawlada puntland oo wafti caalimi ah u dirtay itoobia
Wararka Maanta - April 3, 2024

Daawo.Dawlada puntland oo wafti caalimi ah u dirtay itoobia

Puntland iyo Itoobiya ayay u furmeen wada hadalo la xiriira dhanka Amniga, dhaqaalaha iyo siyaasada.

Wafdi ka socda Dawlada Puntland oo kulan la qaatay dawladda Itoobiya

Sida lagu soo daabacay bogga Twitter ka ee wasaaradda Airmaha Dibadda ee Itoobiya, wafti ka socda dawlada Puntland ayaa waxay gaareen dalka Itoobiya, waxaana hor kacayay wasiirka Maaliyadda Puntland, Mohamed farah Mohamed.

Mudane Meganu Arga oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ayaa lagu sheegay warka lagu daabacay Twitter ka in uu qaabilay wafdiga. Sidoo kale waxaa lagu soo daabacay bogga sawirada kulanka dhex maray labada dhinac.

Dhawaan ayay ahayd markii Dawlada Puntland ay sheegtay in ay xiriirka u jartay dawladda federaalka Soomaaliya kadib markii la ansixiyay waxkabadalka dastuurka Soomalaiya.

May be an image of 2 people and dais
May be an image of 12 people
May be an image of 4 people and dais

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *