Home Wararka Maanta (Daawo) Cutubyo kamid ah ciidana Madaxtooyada Dawladda Puntland oo safar dhulka ah ugu amba baxay magaalada Dhuusamareeb
Wararka Maanta - July 8, 2020

(Daawo) Cutubyo kamid ah ciidana Madaxtooyada Dawladda Puntland oo safar dhulka ah ugu amba baxay magaalada Dhuusamareeb

July 8, 2020 Gaalkacyo – Cutubyo kamid ah ciidamada Difaaca Dawladda Puntland Qaybta 1aad ee Madaxtooyada oo safar dhulka ah ugu amba baxay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, si ay u sugaan amniga Madaxda ka socota Dawladda Puntland..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *