Home Wararka Maanta (Daawo) Aqoon yahan somali ah oo lagu Afduubabay Nairobi Kenya
Wararka Maanta - September 10, 2021

(Daawo) Aqoon yahan somali ah oo lagu Afduubabay Nairobi Kenya

September 10, 2021 Cabdiwahaab shiikh cabdi samad oo Ahgaa Aqoonyahan caan ka ah dalka kenya ayaa shalay maali cad lagu Afduuba isga oo maraya meel xaafa diisa u dhaw ilaa iyo hada wax war ah lagama hayo booliiska dalka kenya ayaa sheegay in ay ku daba jiraan arinkaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *