Home Wararka Maanta DAAWO: 2 dal Shisheeye/Carab ah oo ciidan ka qoranaya Soomaaliya iyo qorshaha laga leeyahay?
Wararka Maanta - October 15, 2022

DAAWO: 2 dal Shisheeye/Carab ah oo ciidan ka qoranaya Soomaaliya iyo qorshaha laga leeyahay?

Dawladdaha Imaaraadka Carabta iyo Masar ayaa ka wada caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho qorashada Ciidammo Soomaali ah, kuwaas oo ay tababari doonaan, sidoo kalena gacanta ku heyn doonaan.

Qorista Ciidamada ayaa socotay muddooyinkii u dambeeyay, waxaana gacanta loo galiyay gal diyaarinta ciidamada xubno katirsan Madaxtooyada Villa Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *