Home Wararka Maanta Ciidanka Puntland oo toogtey rag miino aasayey gacanta ku dhigay camero ay isku duubayeen & xogta laga helay.
Wararka Maanta - July 16, 2021

Ciidanka Puntland oo toogtey rag miino aasayey gacanta ku dhigay camero ay isku duubayeen & xogta laga helay.

July 16, 2021  Ciidanka Puntland ayaa soo bandhigay muuqaal kooban oo muujinaya rag katirsan Daacish oo Miinooyin ku aasaya wadada u dhexaysa deegaanka Kala-bayr iyo degmada Balli-dhidin ee gobolka Bari.

somalifox.com bosaso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *