Home Wararka Maanta Ciidanka Gaarka ah Ee Dawlada Puntland oo Gaaray Jiidaha Dagaalka Ee Camaara.iyo Wisil
Wararka Maanta - August 31, 2021

Ciidanka Gaarka ah Ee Dawlada Puntland oo Gaaray Jiidaha Dagaalka Ee Camaara.iyo Wisil


August 31, 2021

somalifox (Dhuusamareeb)-Saraakiil katirsan ciidamada difaaca dowladda Pubtland ayaa maanta lagu soo dhoweeyey deegaanka Shabeellow ee Koonfurta gobolka Mudug, sida ay sheegtay xukuumadda Galmudug.

Sida lagu daabacay telefishinka Galmudug saraakiishaani oo hordhac u ah ciidanka Puntland ee ka qaybgeli doona dagaalka Koonfurta Mudug ayaa waxaa deegaankaasi ku soo dhoweeyey Senator Cabdi Qaybdiid iyo mas’uuliyiin kale.

AKHRISO QORAALKA

Saraakiil horudhac u ah Ciidamada maamulka aan walaalaha nahay ee Puntland oo gaaray jiida hore ee Shabeelow, halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen Senator Cabdi Qeybdiid, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, Saraakiisha Ciidamada iyo Maamulka Gobolka Mudug.

Puntland Ayaa dhawaan ku dhawaaqday in ciidamadeedu ay ku biirayaan dagaalka Koonfurta Mudug, kaas oo u dhexeeya Cidamaada Daraawiishta Galmudug, kuwa degaanka iyo kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab.

Galmudug State T

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *