Home Wararka Maanta Ciidamada Ruushka ayaa qabsaday magaalada Melitopol ee gobolka koonfurta Ukraine
Wararka Maanta - February 26, 2022

Ciidamada Ruushka ayaa qabsaday magaalada Melitopol ee gobolka koonfurta Ukraine

February 26, 2022  Ciidamada Ruushka ayaa qabsaday magaalada Melitopol ee gobolka koonfurta Ukraine ee Zaporizhzhya, sida ay sheegeen wakaaladaha wararka Ruushka ee Interfax iyo Sputnik oo soo xiganaya wasaaradda difaaca ee dalkaasi.Melitopol waa magaalo weyn oo u dhow dekedda muhiimka ah ee Yukreen ee Mariupol.BBC-Somali.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *