Home Wararka Maanta Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay magaalada Balcad
Wararka Maanta - September 8, 2020

Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay magaalada Balcad

September 8, 2020 Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa dib u qabsaday magaalada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo ay qaybo ka mid ah saaka soo galeen maleeshiyada ururka Al-Shabaab, sida ay ilo kala duwan u sheegeen idaacadda VOA.

https://www.voasomali.com/a/5575188.html

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *