Home Wararka Maanta Ciidamada amniga Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay weerarkii Hotel Elite
Wararka Maanta - August 16, 2020

Ciidamada amniga Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay weerarkii Hotel Elite

August 16, 2020  Ciidamada amniga Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay weerarkii Hotel Elite oo qaatay muddo 4 saacaddood ah, sida uu sheegay Afhayeen ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *