sports
Dr.Hasan Aden. oo qoraal ka diyaariayay.dhaqaalaha iyo saamaynta cudurka Coron viruska ku Yeeshay Aduunka
The case for ‘helicopter money’ – the unthinkable in macroeconomics. Dr Hassan Adan As the pandemic crisis deepens, there is an urgency to limit the economic carnage. The conventional approach of raising aggregate demand through a combination of fiscal and monetary policy is mildly put deemed inept1 . While announced…
Read More »Saadaashii Xiddigaha Chelsea Ee Kulankii Real Madrid Iyo Barcelona Oo La Soo Bandhigay & Xiddig Aan La Fileynin Oo Saadaasha Ku Guuleystay
Ciyaartoyda kooxda Chelsea ayaa saadaalin ka bixiyay kulankii Real Madrid iyo Barcelona xalay ku dhexmaray Santiago Bernabeu. Weeraryahanka Blues Michu Batshuayi ayaa saadaasha xiddigaha Chelsea ku soo bandhigay bogiisa Instagram ka hor inta uusan tirtirin.
Read More »Mohamed Salah Oo Doonaya In Uu Rekoodh Cajiib Ah Ku Barbareeyo Kulanka Bournemouth
Liverpool ayaa soo dhawanaysa kooxda Bournemouth waxayna Reds doonaysaa in ay ka soo kabsato guuldaradii lama filaanka ahayd ee ka soo gaadhay Watford taas oo ay ku lumiyeen rekoodhkii guuldaro la’aanta ee ay xili ciyaareedkan ku soo jireen. Liverpool waxay sidoo kale doonaysaa in ay sii joogtayso rekoodhka guuldaro la’aanta…
Read More »