Home Wararka Maanta BREAKING: Puntland oo laga reebay xubnaha Aqalka Sare ku matalaya G. Dastuurka
Wararka Maanta - June 21, 2022

BREAKING: Puntland oo laga reebay xubnaha Aqalka Sare ku matalaya G. Dastuurka

Senatorada Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansaxiyay xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Guddiga dib-u-eegista iyo la socodka hirgalinta Dastuurka, oo kala ah:-

1. Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid)
2. Senator Iftiin Xasan Iimaan (Baasto)
3. Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)
4. Senator Saalax Axmed Jaamac
5. Senator Xasan Xuseen Xaaji

Xubnahan oo uu soo magacaabay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa laga reebay Senatorada kasoo jeeda Puntland iyo Hirshabeelle, maadama la sheegay in xubnahan lagu soo dhisay nidaamka 4.5.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *