Home Wararka Maanta Booliska Somaliland Oo Toogtasho Arday Reer Puntland ahKu (Sawiro)
Wararka Maanta - July 5, 2021

Booliska Somaliland Oo Toogtasho Arday Reer Puntland ahKu (Sawiro)

July 5, 2021  Waxaa magaalada Boorama maanta lagu toogtay Arday reer puntland ah oo jaamacad ka dhiganayay Boorame wiilkan dhalin yarada ah, oo xirnaa dharka calanka Soomaliya, ayaa la xaqiijiyey in uu mobilkiisii ku ilaaway Jaamacada oo uu doonaayey in uu soo qaato, balse askarta jaamacada ilaalisaa u diideen in uu uu galo Jaamacada.

Is maandhaaf kooban kadib ayaa la sheegay in mid ka mid ah askartu ku furay rasaas, halkaas oo uu marxuumku ku geeryooday, waxaa iyaguna goobta ku dhaawacmay labbo arday oo kale oo la socday.isaga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *