Home Wararka Maanta Boliska Swedan Oo Shaaciye Ninkii Dilay Raisalwasaarahoogii Balse Aan Dacwad Lagu Soo Oogayn
Wararka Maanta - June 11, 2020

Boliska Swedan Oo Shaaciye Ninkii Dilay Raisalwasaarahoogii Balse Aan Dacwad Lagu Soo Oogayn

Xeer ilaaliyaha gacanta ku haya kiiska dilkii ra’iisal wasaarihii hore ee dalkan Olof Palme (S), Krister Petersson ayaa dhowaan shir saxaafadeed ka sheegay in nin magaciisu yahay Stig Engström amba”Skandiamannen” uu ka dambeeyay falkaasi.

In kasta oo u xeer ilaaliyuhu ku dhawaaqay in ninkaasi toogtay  Olof Palme iyo xaaskiisa sannadkii 1986, aan dacwad la gu soo oogi karin, maadaama uu geeriyooday Stig Engström sannadkii 2000.

Xigasho Radio Swedan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *