Home Wararka Maanta Beel isbaaro dhigatay batamaha .dhuusamareeb markii laga Qadiyay golihii deegaanka dagmada
Wararka Maanta - September 13, 2022

Beel isbaaro dhigatay batamaha .dhuusamareeb markii laga Qadiyay golihii deegaanka dagmada

Beesha Faarax Yabarow oo kamida beelaha wax kadaga magaalada Dhuusamareeb ayaa caawa goysay wadada isku xirta Dhuusamareeb iyo Mareegur iyagoo cabasho ka ah sida loo qaybiyay xubnaha gola deegaanka Dhuusamareeb oo ay sheegeen in gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Cilmi Cali Ganay oo jufadiisa siiyay kursi ay lahaayeen Faarax Yabarow uuna kamid noqday jufadiisa taasoo keentay inay wadada xirtaan.

Sida sawirka kamuuqata miliishiyaadka beesha wadada goosatay ayaa celinaya baabuurta iyo dadka kusafraya wadada waxayna dhufaysyo kasamaysteen halka jidgooyadu utaal.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *