Home Wararka Maanta Baarlamaanka Dawlada Puntland Oo Go’aan Cad ka Qaadatay Matalaada Gobolka Banaadir.(Akhriso
Wararka Maanta - June 29, 2020

Baarlamaanka Dawlada Puntland Oo Go’aan Cad ka Qaadatay Matalaada Gobolka Banaadir.(Akhriso

June 29, 2020 11:30 am
Qoraal goordhaw kasoo baxay Baarlamaanka Dowlad Puntland ayaa looga soo horjeestay xeerkii matalaada gobolka Banaadir ee dhawaan ansixiyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka. Ee Gadaal ka taagnaa Farmaajo

Baarlamaanka Puntland qoraalka kasoo baxay ayaa sidoo kale looga soo horjeestay hadal jeydintii Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Xaliimo Yarey, waxaana Baarlamanaka sheegay in Guddiga ku fashilmeen shaqooyinkii loo igmaday.

Halkan ka Akhrso:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *