Home Wararka Maanta Askari Soomaali ah oo ka tirsan ciidanka Canada oo iskuul ka dhisay tuuladii uu ku dhashay
Wararka Maanta - November 29, 2021

Askari Soomaali ah oo ka tirsan ciidanka Canada oo iskuul ka dhisay tuuladii uu ku dhashay

November 29, 2021 ka tirsan ciidanka booliska dalka Canada ayaa tuulada Buur-saalax ee gobolka Mudug, oo ah tuulada uu ku dhashay ka hirgeliyay iskuul ay dhigtaan boqollaal arday ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *