Home Economy Arinka.Dayn – Cafinta Soomaaliya Waa kiis maraya heerar dhawr ah iyo shuruudo Adag. Wasiir Beyle iyo kooxdiisu Runta kama sheegin Arinkaas
Economy - News in English - Wararka Maanta - March 26, 2020

Arinka.Dayn – Cafinta Soomaaliya Waa kiis maraya heerar dhawr ah iyo shuruudo Adag. Wasiir Beyle iyo kooxdiisu Runta kama sheegin Arinkaas

lacagaha hadda loogu yeeray bridge finance ee bixiyeen dalalka ay ka mid yihiin Norway iyo UK maahan kuwo deeq ah sida dad badani u qaateen, bayle iyo kooxdiisuna ugu sheegeen shacabka soomaaliyeed balse Waa lacag lagu furayo ama fududaynaysa in Soomaliya laga ga macaamisho. Si kale haddii loo dhigo, Waa lacag soomaaliya looga saarayo khadka gaduudan ee la gashay, dalalka lacagtaas shubayna, dib loogu soo shubayo isla lacagtii ay shubeen.iyo dulsaar Waa arin Ku shub oo ka soo saar ah – terminologyga loo sameeyeyna Waa bridge finance.
mana ahan wax si degdeg ah Ku dhamaanayee, Waa wax ay kala dhaxlayaan xukuumadaha isbadali doona

Hoos ka akhri warbixinta oo ku qoran Afka ingiriika

About this websiteIMF.ORGSomalia to Receive Debt Relief under the Enhanced HIPC InitiativeSomalia to Receive Debt Relief under the Enhanced HIPC Initiative March 25, 2020 Washington, DC The International Monetary Fund (IMF) and the World Bank’s International Development Association have determined that Somalia has taken the necessary steps to begin receiving debt relief under the enhance…

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *