Home Wararka Maanta Amaro culus oo laga soo saaray amniga Bosaso
Wararka Maanta - December 2, 2021

Amaro culus oo laga soo saaray amniga Bosaso

December 2, 2021 Gobolka Bari ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada Bosaso waxay kaga hadleen amniga Magaalo Ganacsiyeedka Bosasaso oo mudooyinkii danbe ay xaaladi ka taagneyd.

Cabdisamada Abwaan oo ah Gudoomiyaha Gobolka Bari islamarkaan ay dhinaca joogaan Saraakiisha ciidamada amniga ayaa sheegay in Boosaso laga sameyn doono Howlgalo la xiriir amniga Magaalada si looga hortago dadka khalkhalka amni wada .

Gudoomiye Abwaan ayaa sida oo kale u digay dad uu sheegay in ay Buunbiininayaan xaalada Magaalada oo uu cadeeyay inaysan waxba ka jirin oo ay tahay amni

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *