Home Wararka Maanta Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Diinsoor
Wararka Maanta - August 29, 2021

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Diinsoor

August 29, 2021 5:14 pm
ka imanaya magaalada Diinsoor ee goblka Bay ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay xalay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada dawladda ku leeyihiin halkaas.

Faah-faahinta warkan waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *