Home Wararka Maanta Al-shabaab ayaa gubay Ceelbiyoodyadii deegaanada Cadakibir iyo Maarsamage oo Galgagduud iyo Mudug ka kala tirsan
Wararka Maanta - September 1, 2022

Al-shabaab ayaa gubay Ceelbiyoodyadii deegaanada Cadakibir iyo Maarsamage oo Galgagduud iyo Mudug ka kala tirsan

Al-shabaab ayaa gubay Ceelbiyoodyadii deegaanada Cadakibir iyo Maarsamage oo Galgagduud iyo Mudug ka kala tirsan (siday u kala horreeyaan) Sidoo kale waxay qarxiyeen xarumihii Isgaarsiinta Cadakibir, waxaana Ateenadu ka go’antahay Degmada Baxdo.ururka alshabaab ayaa baryahaan la soo baxay dardar dheeraad waxa ayna weerarareen meelo badan iyo dalalka darika ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *