Home Wararka Maanta Al Shabaab ayaa fariisimo cusub kasamaysatay shalay ilaa xalay duleedka Wisil,
Wararka Maanta - October 29, 2021

Al Shabaab ayaa fariisimo cusub kasamaysatay shalay ilaa xalay duleedka Wisil,

October 29, 2021 Al Shabaab ayaa fariisimo cusub kasamaysatay shalay ilaa xalay duleedka Wisil, dadka deegaanka ayaa sheegay in Shabaabku halkaasi keeneen ciidamo xoogan ooka badan kuwii horey lagula dagaalay isla deegaankaas.Maleeshiyada argagixisada alshabaab ayaa kasoo ruqaansaday Bacaadweyne, Qaycad ilaa Shebeelow.Dhanka kale, ciidamada Ahlusunna ee ka barbar dagaalamaayay ciidanka Daraawishta Galmudug ayaa iskaga soo baxay furimaha dagaalka, waxaana la sheegay inay fariisimo kasameyteen duleedkaGaalkacyo, Sedex Higle iyo Bandiiradley. Lamana oga sababta keentay inay kasoo baxaan furimaha hore dagaalka.Dadkii kuharay wisil iyo kuwa kusoo laabtay ayaa kabarakacay Wisil lamana ogaa meesha xaalku ku danbeen karo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *