Wararka Maanta
Xasan Sheekh Oo ka Jawaabay Hadalkii Ex Madaxwayne Farmajo
Xasan Sheekh Oo ka Jawaabay Hadalkii Ex Madaxwayne Farmajo ee ahaa inuu Nin walba ado tuuladiisa.
Read More »
War Deg Deg ah: Weerarkii Hotel Syl oo lasoo Afjarayn kadib Daacado Badan oo Alshabaab ka Dhex Dagaalamaayeen
Ciidamada amniga dowladda ayaa soo fajaray howgalkii ka socday gudaha hoteelka SYL. Ciidamada ayaa dilay dhamaan…
Alshabaabkii La Wareegay Deegaanka Xinlabi oo Arimo layaab leh ka sameeeyey Deegaankaas
March 14, 2024 Kooxda Alshabaab oo la wareegtay deegaanka Xinlabi ee gobolka Mudug, ka dib dagaal…
Hirshabeelle oo dagaal culus looga saaray guud ahaan magaalada Baledweyne
Khamiis, Maarso, 14, 2024 (somalifox) – Dagaal xoogan oo Xalay ilaa barqanimadii maanta soo gaaray oo…
Marxuum Raysulwasaare Xamse oo soo noolaaday laalayna Heshiis Dhawaan lalagalay Shirkad Maraykan ah
March 13, 2024 marxuuma Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre oo soo noolaaday ayaa si adag uga…
Wararkii Ugu danbeeyey Qodobka halista ah ee ku jira heshiiska Soomaaliya ay la gashay Imaaraadka
March 13, 2024 Heshiiska millateri ee Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ay qalinka ku duugeen bishii Febraayo…
Nin Somaliland Ugu Yimid inuu ku Biiro Al Shabaab Oo la Qabtay Xukuna lagu Riday
Maxkamadda derajada koobaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun adag oo xabsi ah ku…
Wararkii Ugu Danbeeyey Khasaaraha Ka Dhashay Hoobiyaayal lagu Garaacay Muqdisho
March 10, 2024 Tiro hoobiyeyaal ah ayaa xalay lagu garaacay magaalada Muqdisho, kuwaas faahfaahin hordhac ah…
Itoobiya oo Ku faantay inay Amniga Soomaaliya intabadan Gacanta Ku hayso
March 10, 2024 Taliyaha ciidanka difaaca Itoobiya Feild Marshal Birhanu Jula oo wareysi soconayey 2 saacadood…
Farmaajo & Shariif Oo Wadajir u Shaaciyey in Xassan Sheekh Uu ka Hor yimid Dedaal ay wadeen
February 14, 2024 5:53 amWarsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen laba madaxweyne…
Dawlada Oo Sheegtay In Heshiiska ay Somaaliya la Gashay Masar loo Badali Doono Ficil
January 22, 2024 Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Balcad ayaa ka…
Dawladda Ukraine oo Shaacisay in muwaadiniin u dhashay dalkeeda ay u Gacan Galeen Alshabaabka Ku Sugan somaliya
Afar ruux oo u dhashay dalka Ukraine ayaa la sheegay inay saarnaayeen diyaarad nuuca…
Wiilkii uu Dhalay Xasan Shiikh oo la soo taagay maxkamadda magaalada Istanbul kadibna…
January 13, 2024 Wiilka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hor marqaati furay…
Baarlamaanka Puntland Oo Doortay Guddoonka Cusub 2024/2029
Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo khamiis ah 04/Jan/2024, waxay doorteen guddoomiyaha cusub ee golaha…
Golaha wasiirada somalia ayaa Berri loogu yeeray kulan an caadi ahayn
October 27, 2023 wasiirada ayaa Berri loogu yeeray kulan an caadi ahayn wararka ayaa…
Kenya Oo Hadda Cadaysay Mansabka Mas’uul ay Dhowaan Usoo Magacawday Hargeysa.
October 27, 2023 Kenya oo ka jawaabaysa warqad katimid Wasaaradda arrimaha dibada Soomaaliya oo…
Madaxweynahii ku Fashilmay Xilkii loodoortay iyo hogaanka Dalka ayaa EU ka codsaday Dhaqaale in lagu taageero Somaaliya.
October 27, 2023 ku Fashilmay Xilkii loodoortay iyo hogaanka Dalka ayaa EU ka codsaday…